
ZAM_ZAM_SUPER_MARKET waxay Kuugu Busharanysaa Inay keentay agabka ay caruurta ku cayaraan, cuntada ay cunaan oo da’ walba leh iyo dharka ay caruurta xidhaan. waxay sidoo kale ku haysaa dharka dumarka sida:- cabaydaha, toobabka ,duruucda ,jewelary googa oo taydoooda aad u sarayso. waxaan ka maqnayn kabaha dumarka iyo caruurta oo da’ walba leh. hadaba ha moogaan hana ka maqnaan.~~~WIXII MACLUUMADA HALKAN NAGALA SOO XIDHIIDH